Prof. Samatar “Villa Somalia iyo NISA waxay wadaan waa kufsi siyaasadeed” (VIDEO)

Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka hadlayay dhaqanka xun ee Siyaasadda uu kusoo kordhiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa yiri “Villa Somaliya iyo Nisa waxay wadaan waa kufsi siyaasadeed ay tahay in layska dhiciyo oo laga hor tago”.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158807392201878&id=742346877