VIDEO: Qiimaha Kalluunka ee deegaanada Puntland oo hoos u dhacay

Suuqyada kalluunka Boosaaso ayaa laga dareemayaa hoos udhac qiimaha Kalluunka, arintan waxay salka kuhaysaa xilli uusoo batay kalluunka suuqyada loosoo iib geynayo, warbixin kahadlaysa suuqyada kalluunka Boosaaso waxaa noosoo diray.