Cawad oo diiday in cusub uu ka qabto Dowladda Farmaajo

Wasiirkii gore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in aanu diyaar u aheyn inuu xil qabto Safiir iyo mid kaleba, kaddib markii laga xilkii Wasiirnimo ayuu Madaxweynaha u magacaabay Safiir.

Qoraalka Amb. Cawad soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in Madaxweynuhu ku mahadsan yahay xilkii Wasiirka Arrimaha dibadda ee loo magacaabay, sida uu qorayna wuxuu yiri 4 November 2018, balse xilliga saxda ah ee loo magacaabay xilka waxay aheyd 4 January 2018.