Wasiirkii hore ee Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre, ayaa weerar afka ah ku qaaday DFS, Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
Goodax Barre “Cali Guudlaawe Waa nin isir naceyb ku jiro, dhaqankiisa reer miyiga ayuu wataa” (VIDEO)
