Gudiga badbaadinta doorashada Qaran oo Gudoon doortay

Guddiga badbaadinta doorashada Qaranka 2020/21 oo goor dhawayd shir guddoon iska dhex doortay, ansixiyeyna habraacii shaqo.

1- Yuusuf Xasan Mursal (Guddoomiye)
2- C/llaahi Maxamad Aadan ( Ku xigeen)
3- C/fitaax Maxamad Dhicis ( Xoghayn)
4- C/laahi Cabdi Maxamad (Afhayeen).