Farmaajo oo Qatar taageero dhaqaale waydiistay

Farmaajo waxuu Qatar ka codsaday taageero dhaqaale mar uu xalay Taleefoon kula hadlay Amiirka Qatar.

Farmaajo,ayaa xogo lagu kalsoonaan karo ay sheegayaan in uu dareemayo gacan bidixayn kaga imaanaysa Fahad iyo Qatar.

Qatar bilihii udanbeeyay waxay hakisay taageeradii dhaqaale ee ay siin jirtay Villa Somaliya,waxayna warar lagu kalsoonaan karo ay sheegayaan in uu jiro musharax kale oo ay Qatar dhabarka ka taabatay.

Jibril Qoobey .