Maraykanka oo digniin udiray madaxda Somalida

Maraykanku digniin adag,ayuu udiray Madaxda Somalida.

Safiirka Maraykanka Somaliya Yamamoto,ayaa ka sheegay shirkii SPF in Madaxda Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah ay fuliyaan heshiiskii ay horay uga galeen doorashada.

Yamamoto waxuu digniin ka diray dhankii aan fulin heshiiskaas ay u aqoonsan dooonaan Qaswade.

Hadalkiisana waxuu kusoo gabagabeeyay in la wada hadlo.

Jibril Qoobey.