Wasiirka Dastuurka Fadaraalka oo la kulmay Madaxweyne Deni

Wasiirka Dastuurka Fadaraaka Iyo Madaxweyne Deni.

Qodobada muhiimka ah ee Dowladan ku fashilantay waxaa ugu horeeya Dastuurka dib u eegistiisa iyo ku dhaqankiisa.

Si gaar ah Farmaajo waxuu uga soo horjeeda Dastuurka iyo nidaamka Fadaraaliga ah.

Khilaafka Madaxda Fadaraalka dhexdooda ka dhaca iyo sidoo kale kan ka dhex qarka Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka waxaa sabab u ah Dastuurka oo aan dhamaystirnayn.

Puntland waa ilaaliyaha Dastuurka waana Hooyadii nidaamka Fadaraalka.

Jibril Qoobey.