Puntland oo laga qadiyay deeqaha Waxbarasho

Waraaqdaas waxaa ku xusan in aan Puntland haba yaraatee wax deeq Waxbarasho ah aysan ka helin Dowlada Fadaraalka,isla markaana dhamaan Deeqihii magaca Somaliya lagu helay laga qadiyay.

Raga iyo Dumarka hada ku sugan Garowe ee la socday Rooble majiro hal mid oo arinkaas ka hadlay,ka hawlgalay ama dareen gaar ah siiyay.

Maalinka Puntland lasoo aadayo,ayaa loo yeeraa oo diyaarada lagu soo buuxsadaa,iygana intaas ayay nafis ka dhigtaan oo kusoo baxaan.

Xamar waa in aan dib loogu dirin Qof aan matali karin qadiyada muhiimka ah ee Puntland.

Jibril Qoobey.