Madaxweyne Deni oo safaro ku kala bixin doona Gaalkacyo,Adis,Nayrobi

Madaxweyne Deni waxay ubadan tahay in uu bilaabo safaro uu ku tagayo Gaalkacyo,Adis-ababa iyo Nayrobi maanta iyo waxii ka danbeeya.

Gaalkacyo waxay ku kulmi doonaan sida loo badinayo Qoor-qoor iyo Rooble

Adis-ababa waxaa casumay Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Kenya waxuu uga qaybgeli doonaa kulan siyaasadeed muhiim ah oo 25-ka bishan lagu balamay.