Maqaal:-R.Mudugoow ina Cabdirisaaq yuusan idin hodin!!

Waxay ku leeyihiin Cumar Maxamuudnimo halagu soo dhaweeyo!!!

Waligiis Gabar wax maku taray hiil Cumar Maxamuud??

Waligii qadiyad Cumar Maxamuud leeyahay ma usoo istaagay??

Maalmaha hada uu ahaa Wasiir dibadeedka laba Qof,ayuu magacaabay oo ukala diray Kenya iyo Turkiga,waana Habargidir iyo Abgaal!!

Cabdisiciid oo Farmaajo kabaha uqaada,ayaa galbinaya!!

Sonkor Jaamac Geyre oo Ilkihiisii daryeelan waayay oo ay la weyn tahayba maalmaha qadada iyo Qaadka baa daba sabcinaya!!

Ina Dhiig Sokeeye oo Dowladii Adeerkii ee uu ka ahaa Talyaha Madaxtooyada iibsan jiray kana Lacag qaadan jiray Maxkamadihii xiligaas lala dirirayay,ayaa ka mid ah kuwa galbinaya!!

Shacabka Mudug wax badan iswaydiiya waliba Baho-Cali Yoonis iyo Cabdiciise??

Fiqiga Aadan Xirsi waa fahmi karaa oo isaga waxay kaga dhamaatay mar yaa Isin ii Aqoonsada!!

Ibraahim Cumar waa tol ay mar ubururuf tiri dhsnkooda Ninkii eegana waa cadaawad,balse waxaan leeyahay maanta waa qadiyad ku dirir!!

860-Wiil oo la tababaray la diyaariyay,ayaa Godod iyo Abqaale heegan ku ah.

Booliskii iyo Sirdoonkii Mudug waa istaageen oo dhismeen!!

Garacad waa gabagabo!!

Deni waxa uu Mudug ugu hiiliyay yaa ku qabsan kara hadaanan gun ahayn??

Wiil Aabihii Kacaan ahaa isaguna Say Walaahi ah wax ha ula simina Nin Xiligii adkaa waxtar ahaa!!

Haduu run sheegayo oo ficil ku jiro car geeya Garacad oo ha yiraahdo waa Deked Somaliyed xataa kaligiis??

Dowlada Puntland wafuuda kusoo aadan Mudug qorshe ayay udiyaarisay waana ka hawlgalaysaa!!

Dowladnimada Puntland ha xoogaysato!!!

Jibril Qoobey.