Gudoomiyaha iyo Duqa Gaalkacyo oo xilka laga qaadayo Posted By: Idil News Staff December 18, 2020 Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo Duqa Magaalada Gaalkacyo shaqada way banaynayaan caawa ama beri hadaan wax isbadalin,sida wararku sheegayaan. Share this:TwitterFacebook