Video:-Madaxweyne Deni oo kormeeray Wasaarado muhiim ah

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska, Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada iyo xafiiska Ururka Haweenka Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka