Warmurtiyeedka Shirka IGAD oo aan lagu xusin Eeda Somaliya Ee Kenya

Shirka waxa ugu muhiimsanaa ee looga wada hadlayay waxay ahayd arinta South Sudan ee mucaaradka iyo Dowlada iyo sidoo kale Xanuunka Covid-19.

War murtiyeedka kama muuqato meel Kenya iyo Somalia looga hadlay arinkooda.

Gudi,ayaa loo saaray arinkaas waxaana lagu dhamaynayaa qaab wada xaajood.

Wax macno ah oo saas uweyn lagama soo qaadin tabashadii iyo Eedii Farmaajo.