Farmaajo oo tanaasul ka muujiyay qodobada qaar

Laba Qodob,ayuu ogolaaday oo ugudbiyay beesha caalamka Farmaajo.

1.In Doorashada hal goob lagu soo koobo.
2.In Gudiyada dib loogu laabto oo la saxo.

Laba Qodob,ayuu rabaa in loo sii daayo..

1.In Gedo Ciidankiisu sii joogo
2.In Xildhibaanada Waqooyi isaga looga danbeeyo.

Weli jawaab lagama helin dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,balse bishan 27-keeda ayay ubadan in ay Garowe isku arkaan.

Jubaland hadii hal goob doorasho laysku raaco dan baa ugu jirta oo Kismaayo,ayay noqonaysaa,waxaase adag in ay Gedo ka tanaasusho,inkastoo dib loo dhigi karo doodeeda oo doorashada lagali karo.

Puntland iyadu wax dhib ah kuma qabto hadiiba Jubaland qanacsan tahay.

Jibril Qoobey.