Daacish ku dagaalantay Buuraha Bari Ee Puntland

Kooxda Daacishta waxay ku dagaalameen Buuraleyda Cal Miskaad.

Dagaalka dhexdooda ah waxaa iskaga dhintay 3-Maleeshiyadooda ka mid ahaa.

Kooxdu waxay isku haysataa cida badalaysa hogaamiyahooda Cabdiqaadir Muumin oo hada sii tabar dareeyay uuna dilooday xanuunka Sonkorta.

Dagaalku waxuu ka dhacay shalay galab Buuraleyda udhaxaysa Qandala iyo Dhaadaar.

Jibril Qoobey.