Video:-Ciidanka Badda oo hawlgalo amni ka wada Garowe

Cutubyo ka tirsan ciidanka PMPF,ayaa maalintii labaad Garowe ka hawlgelaya.Ciidanka Badda waxa ay mahad balaaran u jeedinayaan shacabkooda oo ay ku amaanayaan wadashaqayn hufan iyo ixtiraam ay u muujiyeen.

Halkan ka daawo muuqaalka