Video:-Ciidanka Farmaajo,ayaa Beledweyne dad ku dhibaateeyay

HARAMCAD HADDA LOO DAADGURAYNAYO BELEDWEYNE

Waxaa waqti dhow loo daadgureeyy ciidamo HARAMCAD ah magaalada Beledwyne.

Horay waxaa u joogay duleedka magaalada Matabaan HARAMCAD laga dajiyay GALMUGUG.

Waxaa la sheegayaa in ciidamadaas iyo kuwa cusub ay fulinayaan codsi ka yimid Wasiirka Arrimaha Gudaha Janaraal Mukhtar Afrah oo hadda Beledweyne ku sugan.

Ujeedadu waxaa weeye in la weeraro Kacdoonka Jeneraal Xuud ka dibna la caburiyo kacdoonka shacabka Beledweyne.

Wixii masuuliyad ka dhasha weerarkaas waxaa qaadaya Dowladda Somaliya, Madaxweyne FARMAAJO, FAHAD, Wasiir
Mukhtar iyo ciddii kale ee ay ku caddaato.

Halkan ka daawo muuqaalka