Muxuu ubaaqday Shirkii Wasiirada Fadaraalka Ee Khamiislaha?

Shirkii Golaha Wasiirada DFS ee Khamiislaha ahaa,ayaa maanta la baajiyay sababo aan la sheegin.

Farriimo loo diray Wasiirada,ayaa lagu wargeliyay in shirka dib loo dhigay.

Golaha Wasiirada waxaa la filayay in la horgeeyo liiska illaa 15-Safiiro cusub oo la ansixin lahaa, kaddib markii todobaadkii hore la soo celiyay sababo la xiriira in aysan waafaqsaneyn hannaanka awood qeybsiga.

Jibriil qoobey