Safiirkii Maraykanka ee Somaliya oo iscasilay

Waa is casilay Yamamoto,kadib fashilkii ka raacay siyaasada Somaliya ee uu sida foosha xun u dhex dabaashay.

Iscasilaadiisu waxay niyad jab ku tahay Farmaajo oo garab uga heli jiray danahiisa Siyaasadeed.

“Ambassador Donald Y. Yamamoto
I regret to announce that I have submitted my resignation as the U.S. Ambassador to somalia , effective January 20. Serving as the U.S. Ambassador to somalia has been the honor of a lifetime. ThankYouSomalia”