Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Baaqii Pl iyo JL

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo soo dhaweeyay baaqii Shirka ee Puntland iyo Jubaland.

Swan xiliga uu warkan soo saarayo waxuu ku sugnaa Jowhar xarunta Hir-Shabelle.

Wararka hordhaca ah ee la helayo waxay sheegayaan in Madaxweyne Guudlaawe uu aqbalay kasoo qaybgalka Shirkaas.

Sidoo kale waxaa Shirka aqbalay Madaxweyne Qoorqoor oo qayb ka ahaa Conference xalay dhacay.

Hadalka Swan waxuu xaqiijinayaa in Pl iyo Jl iyo beesha caalamku isla jaanqaadeen isku meelna wax uwadaan.

4-saac ayay dhaaftay xiligii Farmaajo qabsaday in uu soo saari doono warqada soo dhaweynta Gudiyada Pl iyo Jl iyo Shirka ay ku baaqeen.

Jibril Qoobey.