Nabar iyo Naxdin oo istoogtay

Fariin dhabar jabin Ku ah kooxda Nabar iyo Naxdin!!!

Fudeydkooda iyo ka fiirsi la’aantooda Durba waraaq diidmo ah bay iska soo jareen.

Beesha caalamkuna waxay iska soo jartay aqbalaad iyo boorin,taasoo ka dhigan in dagaalku uu hada u wareegay Beesha 6-aad iyo Farmaajo.

Waaqicigu waxuu yahay Farmaajo laba arimood midkood,ayaa ufuran..

1.In uu iscasilo oo yiraahdo ma qaadan karo waxaan.

2.In uu israaciyo ciyaarta oo u hogaansamo soo jeedinta beesha caalamka iyo Somalida.

Labadaa waxii ka baxsan Wadnuhuu isjarayaa sidii Biciidkii C.C.Warsame sheegay.

Shirku wuu dhacayaa haduu yimaado iyo haduusan imaanba.

Xalay intaan Gudiyada Pl iyo Jl la shaacin,ayaa kulan Aalada ah laysku helay dhamaan madaxda Somalida iyo beesha caalamka,waxaana lagu balamay in Shirkaas lawada yimaado lana wada shaaciyo.

Farmaajo haduu ka baxo balankii xalay uu qaaday waxay guul degdeg ah u tahay Pl iyo JL.

Jibril Qoobey.