Video:-Madaxweyne Deni oo Cadaado ka degay lugna ku galay Dhuusamareeb

Reer Puntland-noow hogaamiyahaas ilaalsada Cabdullaahi Yuusuf kadib aad hesheen.

Waxuu kasoo degay Cadaado oo Bulshadii kula kulmay tusayna in ay haystaan Nabad oo ay mudan yihiin in la karaameeyo.

Ugu danbayna Dhuusamareeb,ayuu ugu soo xarooday si isku kalsoonaan leh.

Farmaajo,Guudlaawe,Laftagareen iyo Qoor-qoor waxay ku dhici waayeen in ay Tacsi uga qaybgalaan 60-Km oo Guriceel ah.

Halkan ka daawo muuqaalka