Video:-Musharaxiinta Doorasho oo udigay Farmaajo markale

Laga billaabo 8-da Febraayo heshiis siyaasadeed oo wadar oggol ah oo keli ah ayaa looga gudbi karaa xilliga kala guurka siyaasadeed ee dalka.

Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu la tashiyo ku aaddan sida ugu habboon ee firaaqa dastuuriga ah loo dabooli karo la leeyahay saamileyda siyaasadeed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, wuxuuna soo bandhigayaa hannaanka ugu haboon ee looga gudbi karo xilliga kala guurka ah.

C.C Warsame.

Halkan ka daawo muuqaalka