VIDEO: Xaalad colaadeed oo ka taagan Muqdisho & Qax ka socda

Qax ayaa ka bilowday qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, kaddib dagaalo goosgoos ah oo maanta illaa xalay ka dhacay, kuwaas oo u dhexeeyay Ciidanka Dowladda ee ka amar qaata Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Midowga Musharixiinta.