WAR DEG DEG AH: Ciidanka Dowladda oo weeraray Banaan-bax uu horkacayo Kheyre

Rasaas culus ayaa ka socota agagaarka Koontaroolka KM4 , halkaasoo bannaan ay socod ku hoggaaminayeen qaar ka mid ah Midowga Musharaxiinta lagu rasaaseeyay

Bannaan-baxaan ayaa waxaa hoggaaminayay Xasan Cali Khayre, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, iyo Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.