Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa kulanka la yeeshay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Puntland (MAP) Maxamed Daahir Caynsane.
Kulanka oo uu goobjoog ahaa Af-hayeenka Madaxtooyada ahna Agaasimaha Warfaafinta Jaamac Depraani, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Suxufiyiinta iyo Warbaahinta Puntland.

