Rooble iyo Musharixiinta oo kulan uga furmay Muqdisho (Sawirro)

Raysal Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta DFS, Madaxweynayaaasha Galmudug & Hirshabeelle iyo Midowga Musharrixiinta ayaa shir uga bilowday hotel Decale ee magaalada Muqdisho.

Kulanka oo looga hadlay ismarin-waaga doorashada, ayaa dhinacyadu kala wataan Ajendayaal kala duwan.