Madaxweyne Deni oo goor-dhaw ka degaya Muqdisho

Madaxweynaha DowladdabPuntland Dr.Siciid C/llaahi Deni, ayaa goor-dhaw ku wajahan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, halkaas oo uu uga qeybgalayo Shirka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada.

Inta badan waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho ayaa la xiray, waxaana lagu daadiyay qaar kamid ah Degmooyinka Ciidammo si loo adkeeyo Amniga.

Idilnews