Sawirro: Ciidanka PSF-ta Puntland oo qabtay Maxaabiis Argagixiso ah

Ciidanka PSF-ta Puntland ayaa gacanta ku dhigay intii badneyd Maxaabiistii ku eedeysnaa falalka Argagixiso ee ka fakaday xabsiga weyn ee Magaalada Boosaaso, kaddib markii ay weerar ku qaaday Kooxda Al-Shabaab dhowaan, sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka PSF-ta.

Sidoo kale, Ciidammada PSF ayaa sheegay inay wadaan howlgallo lagu xaqiijinayo Amniga, ayna ku bartilmaameedsanayaan Kooxaha Nabad-diidka ah, iyagoo u mahadceliyay Shacabka Puntland.

Idilnews