Ciidanka Puntland oo dhoolatus la sameeyay degmada Badhan (VIDEO)

Cutubyo kamid ah Ciidanka difaaca Dawladda Puntland (Daraawiish-ta) oo shalay tababarka loogu sooxiray Dugsiga Tababarka Ciidanka ee General Giriin ee degmada Badhan ayaa Dhoolatus iyo gaada ka ciyaar ku sameeyey gudaha degmadda Badhan ee Gobalka Sanaag.