Madaxweyne Deni iyo Safiirka Turkiga oo kulan yeeshay

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa kulan kula yeeshay aalada fogaan araga ah ee ZOOM Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz.

Kulanka Madaxweyne Deni iyo Danjire Mehmet Yilmaz, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan arrimaha Doorashada.

Idilnews