XOG: Ciidamo lagu soo tababaray Eritrea oo Muqdisho imaanaya

Maanta oo Talaado ah Taariikhdana Ay tahay 23,3,2021 waxaa magaalada muqdisho imaanaaya Ciidamo Tababar ugu maqnaa Dalka Eritrea oo 32 Sano aan ka dhicin wax Doorasho Ah ,

Ciidamadaan oo Tiradooda tahay Shan kun iyo shan Boqol ayaa laga Soo hor mariyey Hubkooda ,

Hubka Ciidamadaan lasiin doono waxaa magaalada muqdisho lageeyey 26,1,2021 Hubkaasi oo ahaa 7 kunteenar waxaana magaalada muqdisho keeney markab laga leeyahay dalka jabuuti oo Hubka kasoo Qaadey magaalada Istanbul ee Dalka turkiga.

By I N l