Madaxweynaha Jubbaland oo Xilkii ka qaaday Cabdirashiid Janan (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xilka ka qaadey Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland.