Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay xaalada cakiran Soomaaliya, isagoo ka digay (WAREYSI)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, oo wareysi siinayay Warbaahinta Hanoolaato ayaa ka hadley marxalada Dalka, iyo dhacdooyinkii dhacay 4 sanno ee lasoo dhaafay.

“Dhibta taagan waxa weeye 2017 hoggaanka dalka waxa uu gacanta u galay dad aan dalka joogin 1988 ilaa 1994 , xatta Golaha wasiirada kudar waxba kama oga wixii la soo maray ,waxaan is leeyahay meesha laynaga haysto waa meesha” ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.

Idilnews