Puntland oo xaqiijisay inuu baaqday kulankii Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Beesha Caalamka

Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay inuu baaqday shirkii loo balansanaa ee dhex mari lahaa Shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+.

Wasiirka arimaha Gudaha Puntlaan, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay is hortaagtay shir lagu waday in uu furmo galbta, ka dib markii ay ka baaqsadeen qaar ka Mida Maamul Goboleedyada.