Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo qaatay tallaalka COVID-19 (Sawirro)

Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin, oo kamid ah Isimada Puntland, kuna sugan magaalada Boosaaso ayaa kamid noqday Dadka qaatay tallaalka cudurka COVID-19, oo maanta si toos ah uga bilowday 40 goobood oo kamid ah deegaanada Puntland.

Ugaas Xasan ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay qaataan tallaalka, si looga hortago faafitaanka cudurka COVID-19 oo saameyn ba’an ku yeeshay dunida.

Idilnews