Farmaajo oo dacwad lagu soo oogayo iyo dilal u geystay

Xasan Xaaji oo ah Xildhibaan hore ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in ay soo gaba-gabeeyeen eedeymaha ku saabsan rabshadihii ka dhacay M/ Baydhabo, xilligii doorashada K/ Galbeed sanadkii 2018.

Sidoo kale waxa uu sheegay in qarreenada ka guddoomeem galka dacwad loo heysto Madaxweyne Farmaajo iyo Ciidanka Itoobiya ee ka tirsan howlgalka AMISOM qeybta Sector 3 oo loo heysto xasuuqa illaa 15 ruux.

Ma sheegin halka ay dacwada ka fureen haddii ay tahay gudaha dalka iyo dibadda.