Maxaadan ogeyn oo ka dhacay Shirkii Teendhada Afisyooni ee maanta ?

Hogaamiye kooxeedkii soo daahay waa kasoo cararay goobtii Shirka,kadib markii si adag ay ula doodeen Pl iyo Jl.

Hogaamiye kooxeedku waxuu soo jeediyay dhankiisa in aan wax Ajanda ah laga wada hadlin oo kaliya saxiix la sameeyo.

Halka Pl iyo Jl ay ku doodeen in 8-dii Feb waxii ka danbeeyay laga wada hadlo lagana heshiiyo sida dalku ku gaari karo doorasho.

Halkaa markay marayso,ayuu hogaamiye kooxeedku istaagay oo yiri yaa aragtidayda igu raacsan,waxaana gacanta taagay 3-dii la hayaste,kadib Pl iyo Jl,ayaa ganafka ku dhuftay oo si adag ula hadlay.

Ugu danbayna waa kasoo baxay hogaamiye kooxeedka Shirkii isagoo ku qaylinaya sidii wax waalan shacabka Muqdisho anay irabaan,kuwa Hir-shabelle anay irabaan,kuwa Galmudug anay irabaan..

Pl iyo Jl iyo Beesha caalamka,ayaa hada kulan gaar ah leh.

Jibril Qoobey.