Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Afisyooni & Farmaajo oo aqbalay

Il lagu kalsoonaan karo,ayaa ii xqiijisay in hogaamiye kooxeedka soo daahay aqbalay si buuxda Qodobka 2-aad.

Balse kan labaad weli ku qalaamintii lagu hayay ay socoto.

1.Horjoogaha soo daahay Farmaajo oo aqbalay awoodiisa in la dhimo kuna wareejiyo amniga iyo in uusan wax xil ah magacaabi karin kana qaadi karin qofna.

2.In shirka ay ka soo qeybgalaan labo Madaxweyne hore iyo Cabdi Xaashi Abdullahi.

Labadaas Qodob kadib waxaa loo gudbiyaa in laga heshiiyo arinahan lana qabto Shirweynaha….

  1. Gedo
  2. Sl doorashadeeda Maamulkeeda
  3. Guddiga cidda laga beddelayo.

Jibril Qoobey