Gen. Koronto oo ku dhawaaqay inuu la wareegayo Garoonka iyo Airport Muqdisho (VIDEO)

General Maxamed Maxamud Koronto oo kamid ah saraakiisha Ciidanka xoogga Somaliyed ayaa sheegay in uu la wareegi doono Dekedda iyo Airporka magaalada Muqdisho hadii muddo korarsiga laga noqon waayo.

“Waan la wareegayaa Airporka iyo Dekadda. Aniga iyo ciidankeeyga Waan ka difaaceynaa Muqdisho dulmiga Farmaajo”. Gen Koronto.

Janaralka ayaa wata 40 gaadiid oo kuwa dagaalka ah. Wuxuuna hogaamiyaa ciidamo farabadan oo ka tirsan xooggga Somaliya