Puntland oo sheegtay in Roobab mahiigan ah ay ka bilowdeen deegaanadeed

Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland ayaa shaacisay in Roobabka Gu’ga ay ka curteen deegaano kamid ah miyiga Puntland, gaar ahaan Gobalada Bari iyo Sanaag, waxaana ay Wasaaraddu xustay in roobab badan ay ka di’i doonaan deegaanka dabayaaqada bishan April.