Wasiir Dhabancad oo magacaabis sameeyay (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka Iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Mudane Maxamed Dhabancad Wuxuu xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo u magacaabay Cabdiqani Cabdiraxmaan Faarax (Geesaweyne).

Wasiir Dhabancad ayaa la faray maamulka Gobolka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo in ay fuliyaan dhaqan gelinta magacaabidda xoghayaha cusub.