Akhriso: Magacyada Guddiga Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay xal u helida Ciidanka diidan Farmaajo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Roobe ayaa magacaabay Guddi Farsamo ka soo tala bixiya xal ka gaarista khalaalisihii ka dhacay Muqdisho

Guddigan oo ka kooban 11 xubnood ayaa isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano, oo ka kala socda Xukuumadda iyo Mucaaradka, waxaana Guddoomiye looga dhigay Wasiirka Amniga Xasan Xundubeey Jimcaale.