VIDEO: Halkee marayaa dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ?

Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ayaa meel gaba-gabo ah maraya, waxaana Injineerada gacanta ku haya dekedda ay sheegeen in bilaha soo socda lasoo gaba-gabeyn doono dekeddan oo ah mid si isku tashi ah ay u dhisanayaan Ganacsatada Puntland.