Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Dalka Jabuuti (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, ayaa gaaray Dalka Jabuuti, halkaas oo uu berri uga qeybgalayo caleema-saarka Madaxweyne Ismail Omar Guelleh.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Jabuuti, Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti Maxamed Cabdulqaadir Kaamil, Wasiirro iyo mas’uuliyiin kale.

Idilnews