DOOD: Dowladda Madaxweyne Deni ma ku fashilantay Siyaasadda Dibedda ?

Ma ku fashilntay Dowlada Madaxweyne Deni Xiriirka Caalamiga ah iyo ka faa’idaysiga Qurba joogta Puntland ??

Dood ku aadan labadaa Qodob ee muhiimka ah,ayaan idinla wadaagaynaa”

Jibril Qoobey.