DF Soomaaliya oo beenisay inay heshiis Hoose la gashay Kenya (VIDEO)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumaddaxil-gaarsiinta ah ee DFS Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa beeniyay warar ay baahiyeen warbaahinta oo ku saabsan in Soomaaliya iyo Kenya ay heshiis ku galeen in si siman 50/50 u qeybsadaan kheyraadka badda lagu muransanaa.

Mahdi Guuleed oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa sheegay inay sugayaan go’aanka maxkamadda Caddaaladda ee (ICJ).