Sawirro: Wasiirka Waxbarashada Puntland oo lagu soo dhaweeyay degmadda Caluula

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare Ee Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan, iyo Wafti uu hoggaamiyo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmadda Caluula ee Gobalka Gardafuu. Maamulka Gobalka Gardafuu, kan degmadda Caluula iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qeybgalay soo dhaweeynta Wasiirka.

Wasiir Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa u kuurgalaya hanaanka Waxbarasho ee Gobalka Gardafuu, baahiyaha jira iyo heerka Waxbarasho ee uu joogo Gobalkan oo kamid ah deegaanada fog ee Puntland.

Idilnews