Madaxweyne Deni oo dhagax dhigaya 5 waddo oo laga dhisayo Garoowe

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta ka dhagax dhigaya magaaladda Garoowe dhismaha ilaa 5 waddo oo laga hirgalinayo Caasimadda Puntland.

Mashruuca dhismaha 5 waddo ayaa waxaa iska kaashanaya Xukuumadda Puntland, Dowladda Hoose ee Garoowe iyo dalal iyo Hay’addo caalami ah.

Idilnews